WARARKA

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlada Federalka Maxamed Aadan Ibraahim [Fargeeti] oo Kulan Uga Furuy Muqdisho Wasiirada Maaliyada Maamul Goboleedyada

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Somalia, Maxamed Aadan Ibraahim ayaa maanta Muqdisho ka furay shirweyne ay ka qayb-galayaan wasiirrada maaliyadda maamul-goboleedyada dalka, kaasoo looga arrinsanayo...

Dhegeyso:- Dagaalo Ka Dhacay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal culus uu saaka waabarigii hore ka dhacay deegaanka Garas-weyne iyo Moora-Gaabey oo ku dhow...

Daawo Sawir Laga Sameeyey Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir

Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir aan kaadi aheyn ka sameeyey gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Muungaab ee kaawan nala daawada.

Guddiga Masjidka Kadiim ee Baladxaawo oo Codsadey in laga qeyb qaato dhamaystirka Dhimaha Masjidka oo maraya Gebo Gebo ( Sawiro )

Guddiga dhismaha Masjidka Khadiim ee Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa Codsi Baaq ah oo ay soo saareen waxay kaga Codsadeen Umada Soomaaliyeed ee...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Deegaanka Mareerey oo ku Eedeeyey Isbaarooyinka Gobolka Shabelaha Hoose Dowlada Federalka iyo Maamulka Shariif Xasan

Guddoomiyaha deegaanka mareerey Sayid Mayow Maaseey oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in weli ay dhibaato ku qabaan dadka shacabka ah isbaarooyinka aan xadka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img