WARARKA

War Deg Deg Ah:-Xaflada Xil Ka Qaadista Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Oo Hada Ka Bilaabatey Hoolka Shirarka Degmada Afgooye

Hoolka shirarka degmada afgooye ayaa kol dhaweyd waxaa ka bilowdey xafladii xil ka qaadista gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose C/qaadir Siidi, halkaas oo ay kju...

War Deg Deg Ah Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Xilka Laga Qaadi Doono Daqiiqadaha Soo Socda

Warar inaga soo gaaraya ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magalada muqdisho ayaa sheegaya in daqiiqadaha soo socda xilka laga xayuubin doono gudoomiyaha...

Mareykanka oo Malaayiin Dolar Dul Dhugey Qaar Ka Tirsan Hogaamiyeyaasha Alshaab

Dowladda Mareykanka ayaa Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyda,Kuxigeenkiisa C/raxmaan Maxamed Warsame oo loo yaqaano Mahad Karataay iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Kooxda...

Daawo Sawir uu Amiin ka Sameeyey Dukaan Cusub oo Laga Furey Somaliya

Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir cajiib leh ka sameeyey dukaan loogu magac darey dukaanka calamada taasoo tan iyo markey dhacdey dowladii kacaanka ay...

Aqriso:-Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo Lagu Xanibaayo 35 Webside

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ayaa maanta waxaa kasoo baxdey wareegto lagu xanibaato 35 webside oo ka howl gasha gudaha dalka somaliya ayadoo aan la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img