Daawo Sawir uu Amiin ka Sameeyey Dukaan Cusub oo Laga Furey Somaliya

0
135

Amin camirAmiin Camir ayaa waxaa uu sawir cajiib leh ka sameeyey dukaan loogu magac darey dukaanka calamada taasoo tan iyo markey dhacdey dowladii kacaanka ay koox waliba ama reer waliba ay yeesheen calan u gaar ah qaarna u u gurbaan tumanayaan sidii ay ugu biiri layaaheen itoobiya balse wexeysan ogeyn ONLF dhibta ay isku qabaan itoobiya

DUKAANKA_CALAMADA