Wararka aan ka heleyno magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaayo inay Rasaas ka soconeyso guriga ay magaalada Marka ka degan tahay...
Shirkii Wada-tashi Hiigsiga 2016-ka ayaa la filayaa in maanta uu ka furmo Dalka Jabuuti, iyadoo ay ka Qayb-galayaan xubno ka socda Dowladda Somalia, maamul-goboleedyada...