Daawo sawirda:-Aqoonyahan Cumar Biikole oo si Diiran loogusoo dhaweeyay Dalka Malaysia

0
162

1Mudane Cumar Biikole oo kamid ah aqoonyahanada wax kubartay dalka Malaysia kana mid ahaa Dadkii ugu horeeyay oo Malaysia ka aas-aasay Shirkad latalinta waxbarashada Asia ayaa si habsami leh loogu soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ee Kuala Lumpur International Airport ee Dalka Malaysia.

Soo dhawayntan waxaa soo qaban qaabiyay qaar kamid ah aqoonyahaniinta soomaaliyeed ee kudhaqan Dalka Malaysia.

Mudane Biikole, ayaa dib ugusoo laabtay Malaysia isagoo kuyimid safar gaaban oo dhanka Xafiiskiisa waxuuna joogi doonaa mudo labo asbuuc ah. Soo dhawayntiisa ayaa ahayd mid aad loosoo agaasimay waxaana kasoo qayb-galay Aqoonyahano, Culuma’udiin, Arday iyo masuuliyiin dalka Malaysia kashaqaysa.

Ardayda soo dhawaysay ayaa ugu badnaayeen ardayda ay keentay shirkada caalamiga ee DOOY Global Education Consultant oo kudhaqan dalka Malasyia.

1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

2

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

3