Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa si Adag u mid ah u cambaareeyay weerarradii ay Al-shabaab habeen hore ku qaaday maqaayado ku yaalla Xeebta...
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in la soo Af-jaray Howl-galkii Xeebta LIIDO, halkaasoo ay xalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab.
Howlgalka...