Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa soo badanaya beelaha wax ka tabanaya habka Wasaaradda arimaha gudaha ugu qeybsiga beelaha dega Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe Odayaasha soo xulaya ergooyinka ka qeyb galaya shirka ka socda magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe.
Mid ka mid ah waxgaradka beelaha wax tabanaya oo la hadley warbaahinta hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
