Kol dhaweyd ayey aheyd kolkii ay ciidamo ka tirsan alshabab dhib weyn ugu geysteen deegaankaas ciidan kenyaan ah oo halkaasi ku sugnaa, Weerarkaas lagu qaadey ciidanka kenya ka dib ayaa rogaal celis ciidanka kenyaanka waxaa ay aargoosi kula kaceen shacabka ku dhaqan deegaan halkaasi oo uu barakac weyn ka taagan yahay.

