Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada C/casiis oo Ka Warbixiyey Weerarkii Xeebta Liido Ka Dhacay

0
306

lido1Gudoomiyaha degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir Cusmaan Muxudiin Cali Cariif oo maanta booqday xeebta Liido gaar ahaan maqaayada Liido Sea Food ayaa sheegay in meydad hor leh oo aan ahayn tiro 21-ruux.

Wuxuu sheegay in meydadka qaarkood meelo hoose laga soo saarayay,kuwaasi oo ku dhintay rasaaastii iyo qaraxyadii xalay kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay ku weerareen maqaayada Liido Sea Food oo dad badan ay ku sugnaayeen.

Hadalkiisiina waxaa ka mid ahaa.

Gudomiyaha Degmada Cabdicasiis

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Degmada Cabdicasiis Mobil