WARARKA

Maamulka Shariif oo u diiday Ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxii Baydhabo inay Baroordiiq(Tacsi) u sameeyaan.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxay ku waramayaan in dadkii Ehaladooda ku waayay dayacii ciidanka Amniga maamulka Shariif lagu wargeliyay...

Dhegayso..Shacabka Afgooye oo ka banaanbaxay Afgambi maamulka Shariif uu ku sameeyay maamulkooda.

Madaxweynaha maamulka Maafiyada ah ee KoonfurGalbeed Shariif Xasan ayaa waxa uu maalintii shalay Afgambi uu ku sameeyay gudoomiyaha maamulka degmada Afgooye Cabdiqani Yuusuf Axmed, Afgambigan...

Dhegeyso:- Xildhibanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Ku Eedeeyey Laamaha Amaanka Qaabka Ay U Fuliyaan Sharuucda

Taliyaha ciidanka nabadsugida iyo eleyeyaasha ciidanka boliiska magalada muqdisho ayaa waxaa ay aheyd in maalintii shaley ay hor tagaan baarlamaanka dowlada federaalka somaliya si...

Dhegeyso:-Axmed Madoobe oo Talo Kusoo Jeediyey In Ciidamada Amisom Laga Wareejiyo Xerooyinka Ay Ilaalada Ka Hayaan

Hogaamiyaha maamulka raaskambooni Axmed madoobe oo warbaahinta kula hadley magalada kismaanyo ayaa waxaa uu talo kusoo jeediyey in ciidamada amisom ee ilaalada ka haya...

War deg Deg Ah Maamulka Shariif Xasan oo Xilkii Ka Khaadey Gudoomiyaha Degmada Afgooye Cabdi Qani Yusuf

Warar kol dhow aynu ka helney degmada afgooye ayaa sheegaya in maamulka shariif xasan oo uu hogaaminayo wasiirkiisa arimaha gudaha ay kol dhaweyd ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img