WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Taliyaha Nabadsugida

  Amiin camir ayaa waxaa uu sawir ka hadlaaya ku wareejinta aminiga magalada muqdisho lagu wareejiyey maamulka gobolka banaadir ee bal nala daawada.  

Xasan Xanafi Xaaji oo Maanta Maxkamada Ay Dil Ku Xukuntey

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka Qalabka sida ee Somalia ayaa maanta dil Toogasho ah ku xukuntay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsan Al-shabaab, kaasoo...

War Deg Deg Ah:-Daawo Dab Qasaaro badan Geystey oo Ka Dhacay Degmada Wanleweyn

Warar aynu kol dhaweyd ka helney degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maanta abaarihii kowda duhurnimo uu halkaasi ka dhacay dab...

Maamulka Guud ee Isbitaalka Magalada Baydhabo oo Lagu Eedeyey In Qaab Beeleed Ay Ugu Adeegaan Bukaanka Yaala

Wararka ka imanaya magalada baydhaba ayaa waxaa ay ku waramayaan in Isbitaalka guud ee magalada Baydhabo iney ka jiraan dhibaatooyin la xiriira wax u...

Dagaalo Ka Dhacay Magalada Dhuusa Mareeb oo Ay Ahlusuna Guulo Ka Sheegteen

Ugu yaraan Afar Ruux ayaa la sheegayaa inay ku Naf-waayeen, tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen, kaddib dagaal culus oo muddo Saacado ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img