War deg Deg Ah Maamulka Shariif Xasan oo Xilkii Ka Khaadey Gudoomiyaha Degmada Afgooye Cabdi Qani Yusuf

1
260

breaking-nWarar kol dhow aynu ka helney degmada afgooye ayaa sheegaya in maamulka shariif xasan oo uu hogaaminayo wasiirkiisa arimaha gudaha ay kol dhaweyd ay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii degmada afgooye C/qani Yusuf isla markaana ay degmada u magacaabeen gudoomiyaha cusub ee degmada Cabdinaasir Caalin.

In mudo ahba waxaa degmada afgooye ka taagnaa qalalaase ku saabsan wadashaqeyn la,aan ka jirtey maamulka shariif xasan iyo gudomiyaha degmada taasoo markii dambana sababtey in ay xilka ka qadaan.

Sababta ka dambeysa in xilka laga qaado gudoomiyaha dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa iyo dadka gacanta weyn ka geystey arintaas ayada ah

1 COMMENT

  1. SABABTA KA DAMEEYSA MEEL DHEER HAKA RAADININ WAXAA KA DAMBEEYEY TALIYAHA BOOLISKA AFGOOYE OO AY ISKU HEEB YIHIIN WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA IYO CUMAR FAREEY OO DEEGAANKA U DHALAN OO SI XEELAD AH SHARIIF XASAN OOGA DHIGAY XOGHAYAHA DOWLADA HOOSE AFGOOYE XOOGNA KU HEEYSTA DHAQAALAHA DEGMADA MADAXDA KGS AAY RAALI OOGU TAHAY DAQLIGA DEGNADANA DHOOWR ACCOUN UU KU SHUBO OO AY LEEYIHIIN MASU’UULIYIINTA KGS

Comments are closed.