Dhegeyso:- Xildhibanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Ku Eedeeyey Laamaha Amaanka Qaabka Ay U Fuliyaan Sharuucda

0
158

xildhibaanTaliyaha ciidanka nabadsugida iyo eleyeyaasha ciidanka boliiska magalada muqdisho ayaa waxaa ay aheyd in maalintii shaley ay hor tagaan baarlamaanka dowlada federaalka somaliya si wax looga weydiiyo arimo ku saabsan amniga taasoo ay soo xaadiri waayeen teliyeyaasha, qaar ka mid ah xildhaanada oo la hadley warbaahinta ayaa dhaliiley qaabka uu ku socda amniga dalka ayagoo isla markaana hoosta ka xariiqey in aan loo baahneyn waqtigan xaadir sharciga la dagaalanka argagixisada,

Qaar ka mid ah xildhibaanada oo hadlaya hadaladooda waxaa ka mid ahaa.

Baarlamaanka federalka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Baarlamaanka federalka Mobil