WARARKA

Daawo Amiin Camir oo Maanta Soo Bandhigey Farqiga u Dhexeeya Ciidamada Somaliya iyo Kuwa Amisom

Amiin camir ayaa maanta boghiisa waxaa uu kusoo bandhigey farqiqa u dhexeeya ciidamada amisom iyo kuwa somaliyeed asagoo ku y=tilmaamey in ciidamada amisom aysan...

Dhegeyso:Cabdiweli Gaas oo Difaacaya Hishiiska uu La Galey Beesha Caalamka iyo Xukuumada Federaalka

Madexweynaha Maamul goboleedka puntland Cabdiwali Maxamed Gaas ayaa difaacay qaadashada 4.5 xili shacabka puntland wali ay diidan yihiin qaadashada nidaamka 4.5. Madexweynaha Gaas ayaa sharaxay...

Dhegayso: Malaaq Deeroow oo ka qaylo dhaamiyay Gumaadka maamulka Puntland uu ku hayo dadka kasoo jeeda KoonfurGalbeed

Malaaq Deeroow oo ka qaylo dhaamiyay Gumaadka maamulka Puntland uu ku hayo dadka kasoo jeeda KoonfurGalbeed Malaaq Deeroow oo u waramay Warbaahinta Wadajir ayaa sheegay...

Daawo Qudbadii Sheekh Axmed Baaruud uu Ka Jeediyey Intii uu Ku Sugnaa Magalada Hargeysa

Gudiga abaaraha oo uu ka tirsanaa ayaa dhawaan tegey magalada hargeysa si ay halkaasi deeq lacageed u gaarsiiyaan maamulka somaliland sheekha oo hadaladiisa kaftan...

Amisom oo Sheegtey Iney Saraakiil Alshabab Ah Ku Dileen Dagaaladii Ka Dhacay Deegaanka Janaale

Taliska AMISOM, ayaa ku sheegay War-bixin ay soo saareen maanta inay lix sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab ku dileen hawl-galo ay dhawr-kii casho ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img