WARARKA

Jaaliyada Galmudug oo Shariif Xasan Xaflad soodhoweyn ah Roma ugu sameeyay

          Wararka ka imaanaya magaala madaxda Talyaaniga ee Roma ayaa waxay ku waramayaan in Wafdigii uu hogaaminayay Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha maamulka Gacan ku...

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

          Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta Warka Wadajirradio Atlanta

Dhegayso Gudoomiyaha Wanlaweyn”Ciidanka Dowlada waa wada Isbaaroolay Shacabka dhaca”

            Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose Maxamed Siidow oo maanta la hadlay Wadajirradio ayaa sheegay in ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Shabeelaha...

DHEGAYSO…CASHARKA 30AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

              Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Casharka 30aad

Dhalinyaro Aan Weli Tiradooda La Xaqiijin oo Dooni Kula Degtey badda Mediterranean-ka

Warar ka imanaya dalka Masar ayaa sheegaya in doon ay saarnaayeen in ka badan 400-qof oo tahriibayaal ah oo ka tagtay dalka Masar ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img