Dhegayso Gudoomiyaha Wanlaweyn”Ciidanka Dowlada waa wada Isbaaroolay Shacabka dhaca”

2
193

df

 

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose Maxamed Siidow oo maanta la hadlay Wadajirradio ayaa sheegay in ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Shabeelaha hoose ay yihiin kuwo gobolka u yimid inay Isbaaro dhigtaan.

Halkan ka dhegaysoGudoomiyaha Wanlaweyn

2 COMMENTS

  1. afgooye anagaa iska leh markaa naga ilaaliyo caydaa aad nooga soo qaadaysaan dadka aan waxgaradka ahayn ee nala nool
    hadii kale dacwad ayaa idinka gaadhsiinaynaa heek

Comments are closed.