WARARKA

Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Maanta Dalka Turkiga Ka Qeyb Galey Shirka Dalalka Islmaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qeyb galay shirweynihii dalalka Islaamka oo...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Baarlamaan oo Maanta Isugu Yeerey Xubnaha sar Sare ee Gollaha Baarlamaan

Gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Osman Jawaari ayaa manaata waxaa uu isugu yeerey Guddiyada Joogtada ee Baarlamaanka Soomaaliya, Guddiga Dastuurka, Guddiga Wasaarada Arrimaha gudaha u...

Dhegeyso:Xildhibaanada Digil Iyo Mirifle ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Baaq U Direy Maamulka Puntland

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa manta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho eedeyn usoo jeediyey Madaxda...

Daawo Sawir uu Amiin camir Ka Sameeyey La Heystayaasha Is Heysta

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaad tey sawir aad cajiib u ah oo uu ka sameeyey la heystayaasha is heysta tan...

Dhegeyso:-Amisom oo Dad Shacab ah Ku Diley Deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Wararka inaga soo gaaraya duleedka deegaanka Buulo mareer oo ka tirsan Gobolka Shabelaha hoose ayaa sheegaya in Xoogaga Amisom dad shacab ah saaka ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img