Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhuftay Gellinkii dambe Maanta Mowjado ka dhashay bad-gariir ka dhacay Badweynta Hindiya, sida ay sheegeen Mas'uuliyiin...
Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, ayaa maanta Joojisay (Visa) ama dal-ku-galka lagu tago dalka Suudaan, si loo yareeyo Khatarta ay dhallinta Soomaaliyeed ee ka...