WARARKA

Daawo Sawirada Qasaaraha uu Geystey Dabkii Xaley Ka Dhacay Degmada Afgooye

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in kooxo hubeesan oon heebtooda la aqoon ay xalay Degmada Afgooye Qoriyga Baasuukaha...

Dhegeyso:Xukuumada Federaalka oo Laga Dalbadey In Sharciga La Horkeeno Kooxihii Ku Gubey 7da Ruux Deeganada Hoos Taga Degmada Marka

Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliya ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in Caddaaladda la horkeeno Dadkii Gubay Qoyskii 7-Ruux ka koobnaa oo lagu Gubay...

Daawo Jaaliyada Gobolka Shabeelaha Hoose ee Sacuudiga oo Runta u Sheegey Xukuumada iyo Kuewa Dhibta Ku Haya Gobolka Shabelaha Hoose

Kulan aad u balaaran oo ay iskugu yamaadeen culumaa'udiinka iyo waxgaradka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa lagu qabtey magalada jiddah ee dalka sacuudiga...

Shacabka Degmada Afgooye oo Buundadii Ay Dhisteen Isbaaro Loo Dul Dhigtey

Warar ka imaanaya degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in xaley in mudo ka badan laba saacadood ay ciidanka...

War Deg Deg Ah Degmada Afgooye oo Caawa Holceysa

Warar aan kol dhaweyd ka helney degmada afgooye ayaa sheegaya in halkaasi caawa uu ka dhacay dab aad u weyn kaasoo aan la ogeyn...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img