WARARKA

Dhegeyso Gudoomiyaha Gudiga Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Aw Cusmaan oo U Mahad Celiyey Golaha Aqoonyahanada Wanleweyn

Gudoomiyaha gudiga dhismaha cisbitaalka deegaanka Aw Cusmaan ee degmada wanleweyn Sheekh Siidow Abuukar Kalbaaw oo maanta warbaahinta la hadley ayaa u mahad celiyey ururka...

Igad oo Maanta Qalab Ku Wareejisey Waaxda Socdaalka Iyo Hawada Dowlada Federaalka Somaliya

Kulan Maanta lagu qabtay Xarunta Waaxda Duulista iyo saadaasha Hawada Soomaaliya ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, ayaa waxaa qalab lagu guddoonsiiyay Wasaaradda Gaadiidka iyo...

Dhegeyso Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadley Qaraxii Maanta ka Dhacay Xarunta Tarafikada

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadlay qaraxii saakay ka dhacay xarunta ciidanka ilaalada wadooyinka ee magaalada...

Dhegeyso Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Qarax Maanta ka Dhacay magalada MMuqdisho

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magalada muqdisho ayaa lala beegsadey xarunta ufico tarafiko qaraxan ayaa la sheegayaa in uu geystey qasaaro isugu...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Ma Dhergeyaasha Dalka Hoga Ku Ridey

Amiin Camir oo in badan ka hadla arimaha dalka somaliya ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey itoobiya sida ay u burburineyso dalka somaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img