WARARKA

Dhegayso..CASHARKA 31AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

              Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Dhegayso..CASHARKA 31AAD EE...

Dhegeyso Golaha Qurbo Joogta Koonfur Galbeed oo Maanta Xafiis Ka Furtey Magalada Baydhabo

Waxaa maanta lagu daahfurey magaalada Baydhabo laguna furi doonaa Xafiis xaruun u ah Soomaaliya Golaha Qurbojoogta Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxgarad, Siyaasiyiin, Ardeyda Jaamacadaha, Dhalinyarada, Odayaasha...

Daawo Dowlada Jabuuti oo Maanta Deeq Raashin Ah Gaarsiisey Dadku Ku Barakacay Fatahaadii Ka Dhacdey Baledweyne

Dowlada jabuuti ayaa maanta waxaa ay deeqo isugu jira Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid, gaarsiisey Dadkii Dhawaan ku Barakacay Fatahaaddii ku Dhufatay magaalada Beledweyne...

Dhegeyso Duqii Hore Magaalada Gaalkacyo ee Puntland Col. Siciid Cabdi Faarax oo Gurigiisa Nin Itoobiyaan Xoog Kaga Heysto

Sarkaal ka tirsan Qunsuliyada Itoobiya ay ku leedahay magaalada Garowe, ayaa lagu eedeeyay in uu xoog ku haysto guri uu leeyahay muwaadin Soomaaliyeed, kaasi...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka banaadir oo Ugu Baaqey Xukuumada Iney Keento Xuquqda Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusud Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay tahay Xaquuqda Dadka ku nool Gobolka Banaadir. Sheekh Yuusuf Xuseen jimcaale ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img