Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka banaadir oo Ugu Baaqey Xukuumada Iney Keento Xuquqda Gobolka Banaadir

0
54

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusud Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay tahay Xaquuqda Dadka ku nool Gobolka Banaadir.

Sheekh Yuusuf Xuseen jimcaale ayaa ugu baaqay Madaxda ka qeyb galaya Shirka Madasha wada-tashiga Qaran in ay keenaan Xaquuqdii Dadka ku nool Magaalada Muqdishon islamarkaana Madaxda Dowladda federaalka iyo kuwa Maamul goboleedyada ay ka hadlaan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudoomiyaha-gobolka-Banaadir

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiyaha-gobolka-Banaadir Mobil