WARARKA

Daawo Beel Weynta Geledi oo Maanta Gogol Ay Ku Mideysan Yihiin Ka Furey Degmada Afgooye

Beelweynta geledi ayaa maanta waxaa ay gogol weyn oo ay ku mideysan yihiin ka furey degmada afgooye gogoshaas oo ay diirada ku daarayeen sidii...

Daawo Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Shaley Xafiis Ka Furatey Magalada Baydhabo

Magalada baydhaba ayaa maalintii shaley waxaa lagu qabtey kulan ay kasoo qeyb galeen bulshada kala duwan ee ku dhaqan magalada baydhaba kulankaas oo ku saabsanaa...

Dhegeyso Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Xukuno Kala Duwan Ku Ridey Ragii Loo Heystey Qarxinta Dayaaradii Daalo Airline

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday dadkii loo heystay qaraxii diyaaradii Daallo Airlines ee 02-dii bishii Febraayo...

Dhegayso…Dr Fowzi Cabdinuur”Waxaan u shaqayn doonaa ummadda Anagoo baahidooda si gaar ah u eegayno”

            Iyadoo maalin nimadii shalay Golaha Qurbajoogta KoonfurGalbeed xafiis ka furteen magaalada Baydhabo isla markaana u wakiisheen Dr Fowzi Cabdinuur ayaa waxaa inoo suura gashay...

Dhegayso…Madoobe Nuunoow”Todoba arday ayaan shaqo u balan qaaday”

            Wasiirka Xanaanada Xoolaha maamulka Shariif Xasan Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxa uu maanta magaalada Afgooye kula kulmay qaar ka mid ah ardada barata cilmiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img