WARARKA

Ogeysiis Dhamaan somalida Nabada Jecel Iyo Dhamaan Jaaliyada Shabeelaha Hoose ee Ku Nool Qaarada Yurub

Ogeysiis dhaman somalida nabada jecel iyo dhamaan jaaliyada shabeelaha hoose kasoo jeeda ee ku nool qaarada yurub waxaa la ogeysanayaa in maalinta taariikhdu ay...

Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Doorashadu Dhici Doonto Waqtigii Loogu tala Galey

Madexweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheeri ah ku bixin doonto sidii Soomaaliya ay uga dhici...

Dhegeyso Maamulka Ahlusuna oo Ka Hadley Safarkii uu Ka Baaqdey Reysulwasaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la filayeyin uumaanta booqasho ku tago magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud taasoo la sheegeyin dib u dhac ku yimid. Madexweyne...

Malaaqa guud ee beesha Geedfade oo looga dhawaaqay magaalada Baydhaba

Golaha Wadatashiga iyo Horumarinta Geedfade ayaa maalintii talaadada ee 25/05/2016 magaalada Baydhaba uga dhawaaqay malaaqa guud ee beesha Geedfade Mudane Cabdirashiid Xasan Cali (Shaar...

Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey Ruuxa ka Dambeeya Dagaalada Ka Socda Baledweyne

Amiin ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey ruuxa ka dambeeyey dagaalada beryahan ay dadka badan ku dhinteen ee ka socda  magalada baledweyne inuu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img