WARARKA

Dhegeyso:Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Ka Hadlaya Darxumada Taala Degmada Marka

Xildhibaano ka tirsan maamulka shariif xasan ayaa maalmahan waxaa ay ku sugnaayeen degmada marka ayagoo shaagey iney halkaasi u joogeen iney xaliyaan dagaalo hore...

Dhegeyso Taliyaha Ciidanka Boliiska Degmada Afgooye Oo Sharci Cusub Dul Dhigey Degmada

Taliska booliiska degmada Afgooye ee gobolka Shabelaha Hoose Amiin bille Cusmaan oo la hadley warbaahinta ayaa soo saaray sharuuc ku saabsan bisha barakeysan ee...

Madaxaweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqasho Ku Tegey Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhaweyd gaaray xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee kuyaala dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa...

Dhegeyso:Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Sheegey In Magalada Muqdisho Xaqeeda La Lunsadey

Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dhibaato uu ku sheegay in Bulshada Muqdisho xuquuqdooda...

Daawo Warmurtiyeedkii Xukuumada Kasoo Baxay ee Ku Aadanaa Kulankii Hiigsiga Qaranka

Daawo warmuriyeedkii kasoo baxay kulankii hiigsiga 2016 ay maalmihii nasoo dhaafey ku lahaayeen magalada muqdisho hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada iyo xukuumada federaalka https://www.youtube.com/watch?v=PRuAbds5iMo

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img