WARARKA

Daawo Maxkamad Ku Taala Magalada Manisota ee Dalka Mareykan oo Maanta 3 Wiilal Somali Ah Dembi ku Heshey

Sedex wiil oo Somali ah oo ku eedeysanaa inay doonayeen inay ku biiraan Kooxda ISIS ama Daacish, oo Dacwaddoodii ay Xeer-beegtidu ka Baaraan dageysay...

Ergeyga Midowga Africa u Qaabilsan Arimaha Somaliya oo Sheegey In Amisom Diyaar U Tahay Sugida Aminiga Doorashooyinka Dhici Doona

Ergayga Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia isla Markaana ah Madaxa Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya - Francisco Madeira, ayaa Shaaciyay in AMISOM...

Aqriso War Murtiyeedkii Kasoo Baxay Kulankii Madasha Wadatashiga Qaranka

Kulan beryahan ka socdey magalada muqdisho ayaa gabagabadiisa waxaa kasoo baxay warmuriyeed kaasoo ka kooban 14 qodob.

Daawo Madaxaweynaha Turkiga iyo Madaxweynaha Somaliya Oo Xariga Ka Wada Jarey Safarada Turkiga

Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recap Tayyip Erdogan oo uu wehliyo Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray maanta...

Dhegeyso Kooxo Isbaarooley Ah oo Lagu Laayey Deegaanka Mareerey ee Degmada Afgooye

Kooxo isbaaro dhigin jirey inta u dhexeysa degmada afgooye iyo deegaanka mareereey ayaa kol dhaweyd waxaa halkaasi kusoo weeraray ciidanka alshabab ayagoo halkaasi lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img