WARARKA

Kulanka golaha wasiirda oo maanta looga hadley dilalka loo geysto wadayaasha mooto bajaajka

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga ka...

Cudurka shuban biyoodka oo ay dad badani ugu dhinteen degmada afmadow ee gobolka jubada hoose

Wararka naga soo gaaraya degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dad badan cudurka shubanka ay ugu geeriyoodeen degmadaas Ilaa iyo 17 qof...

Madaxweynaha oo difaacay heshiiska ay dowlada kula jirto maraakiibta shisheeye ee ka kaluumeysta xeebaha somaliya

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa difaacay heshiisyada dowladda Kula jirto maraakiibta shisheeye ee ka kalluumaysanaya badda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in soddonkii...

Wasiirka gaashaandhiga oo sheegey in wejigii koowaad ee la dagaalanka alshabab lagu diley in ka badan 3000 oo shabaab ah

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in wajiga koowaad ee howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab oo...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img