Wasiirka Amniga Maamulka Shariif Xasan, C/fataax C/fataax Ibraahim oo la hadley idaacada VOA ayaa u Xaqiijiyay ka bixitaanka ay maanta Magaalada Marko ka baxeen...
Ciidamada AMISOM iyo ciidamo beeleedyadii ku sugnaa degmada marka ayaa isaga baxay Maanta degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo ay isla markiiba la...