WARARKA

Alshabab oo Mar kale Dib ula Wareegey Gacan Ku Heynta Deegaanka Goof Gaduud ee Gobolka Bay

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay si buuxda ay ula wareegeen deegaanka Goofgaduud oo 30 Km u jirta Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ciidanka dowladda...

Dhegeyso:Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo Ka Warbixyey Safarkii Ay Ku Tageen Degmada Xudur

Kol dhaweyd waxaa jirey wafdi uu ka mid yahay xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo gaarey degmada xudur ee gobolka bakool halkaasoo ay kula...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Qaar Ka Mid Ah Musharixiinta Madaxweynenimo

Amiin Camir oo inta badan u dhuun duleela siyaasada guud ee dalka ayaa maanta boogiisa waxaa uu kusoo qaatey qaar ka mid ah musharixiinta...

Aqriso:Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska Gudiga Doorashooyinka Dadban

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) oo gudanaya waajibka loo igmaday ee kormeerka hannaanka doorashooyinka iyo xaqiijinta in doorashooyinka si isku mid ah uga...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Baydhaba oo Ka Hadlaya Adkeynta Amniga Magalada Baydhaba

Ammaanka Magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay , waxaana wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada lasoo dhoobay ciidamo aad u fara badan oo loogu talagalay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img