Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Baydhaba oo Ka Hadlaya Adkeynta Amniga Magalada Baydhaba

0
36

Ammaanka Magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay , waxaana wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada lasoo dhoobay ciidamo aad u fara badan oo loogu talagalay in ay adkeeyaan ammaanka magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Magaalada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin ayaa sheegay in sababta loo adkeeyay ammaanka Magaalada Baydhabo in ay tahay doorashada xubnaha Aqalka Hoose oo maalmaha soo socda ka dhaci doonto Magaalada Baydhabo.

amaanka-baydhabo-oo-la-adkeeyey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

amaanka-baydhabo-oo-la-adkeeyey-mobil