WARARKA

Dhegeyso:Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Doorashooyinka Xiligey Dhacayaan

Ra’iisul Wasaaraha Dowldda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa rajo wanaagsan waxa uu ka muujiyay in waqtigeeda ay ku dhacdo Doorashada Soomaaliya. Cumar C/rashiid...

Dhegeyso: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Ka Cadley Cadaalad Dirada Ka Jirta Dalka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in ay jiri karaan mararka qaar qaladaad ka dhaca Garsoorka. Waxa...

Daawo Sawir Maanta uu Amiin Camir ka Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameyey madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey Xasan Sheekh oo ka walwalsan kulanka beryahan uga...

Dhegeyso:Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Sheegey In Xukuumada Ay Ka Gaabisey Iney Wax Ka Qabato Derbiga Kenya Dhisaneyso

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Sooomaaliya ayaa sheegay in Xukuumada Soomaaliya ay ka gaabisay iney ka war heyso derbiga...

Akhriso:Heshiis Hordhac Ah oo ay Gaareen Maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug

Hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis horudhac ka gaaray colaada beryahan ka socotey Magaalada Gaalkacyo, waxaana heshiiskaasi goob joog ka ahaa hogaamiyeyaasha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img