Akhriso:Heshiis Hordhac Ah oo ay Gaareen Maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug

0
128

Hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis horudhac ka gaaray colaada beryahan ka socotey Magaalada Gaalkacyo, waxaana heshiiskaasi goob joog ka ahaa hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada dalka  iyo dowladda imaaraadka Carabta.

heshiis