WARARKA

Dhegeyso:Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Sababta ka Dambeysa Ka Bixitaan Ciidamada Itoobaanka Goobaha Ay Ku Sugan Yihiin

Xildhibaan Prof Maxamed cumar dalxa  oo la hadlay warbaahinta magaalada muqdisho waxa uu ka hadley sababta ka dambeysa ka bixitaan ciidamada itoobiyaanka ay ka...

Itoobiya oo xabsiga Kasii Deysey in Ka Badan 2000 oo Ruux oo Ay u Qabteen Rabshadihii Maalmahan ka Socdey Itoobiya

Ciidamada Amniga Itoobiya ayaa xabsiga kasii daayay illaa 2,000 oo qof oo Todobaadyadii la soo dhaafay la xiray, sida ay baahisay Warbaahinta Fana oo...

Dhegeyso: Axmed madoobe oo Ku Baaqey In Amisom Laga Saaro Somaliya

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in si deg deg ah dalka guud ahaan loogu saaro Ciidamada Shisheeye...

Dhegeyso: Reer Mudug isma dilayaane waa laysku dilayaa?

Dagaalada loo caal waayay ee ka socda magaalooyin dhaca gobolka Mudug Gaalkacyaba kow haka ahaatee ayaa lagu soo waramayaa inay salka ku hayaan siyaasadaha...

Dhegeyso Waxna ka ogow Ujeedka Dowlada Itoobiya ay Ciidankeeda kaga saareyso Soomaaliya.

Ciidanka Itoobiya oo isaga Baxaya inta badan deegaanada ay ka joogaan Soomaaliya,taas oo fududaynaysa in AL-Shabaab ay isku balaariyaan mar kale gobalo badan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img