WARARKA

Beesha Caalamka oo Walaac Ka Muujiyey Dib u Dhaca Ku Yimid Doorashooyinka Aqalka Hoose

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in ay walaac xoogan ay ka muujinayso dib u dhaca ku yimid xubnaha Aqalka Hoose ee dowladda federaalka Soomaaliya ee...

Dhegeyso:Wasiirka Howlaha Guud Eng Saalax Sheekh Cusmaan Dhismooyinka Wadooyinka Magalada Muqdisho

Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Eng Saalax Sheekh Cusmaan oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadlay dhismaha Wadooyinka waaweyn ee Muqdisho. Waxa...

Barakac ka Bilowdey degmada Qandala ee maamulka Puntland

Kadib kolkii isbuucii lasoo dhaafay kooxda Daacish ay qabsatay magaalada Qandala ayaa haatan waxaa halkaa ka bilowday barakac baahsan. Dadka ku dhaqan Qandala ayaa isaga...

Dhegeyso:Culumaa’udiinka Somaliyeed oo Mar Kale Ku Baaqey In La Joojiyo Dagaalada ka Socda Magalada gaalkacyo

Qaar ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed oo Warbaahinta kula hadlay magalada muqdisho ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dagaalka weli ka sii soconayo...

Dhegeyso:Qaar Ka Tirsan Odeyaasha Koonfur Galbeed oo Dhaliiley Qaabka Shariif Xasan u Wado Doorashooyinka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee deegaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in si qalad ah loo maamulayo soo xulista Xildhibaanada Aqalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img