WARARKA

Dhegeyso Mid ka Mid Ah Ugaasyada Degaanada Koonfur Galbeed oo Eed Usoo Jeediyey Amisom

Ugaas Saciid Sheekh Maxamed oo ka mid ah Ugaasyada Degaanada koonfur Galbeed soomaaliya oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidama amisom iyo kuwa...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Waxa kala Heysta Ugaas Xasan iyo Kooxda Damul Jadiid

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir ka turjumaaya waxa kala heysta Ugaas iyo Xasan iyo kooxda dalmujadiid oo kasoo horjeeda...

Dhegeyso:Maan gaabnidaan Mid Ka Tirsan Odayaasha Galmudug oo Ku Baaqaya In La Gudo Ruuxii laga Qabto Puntland

Cabdullahi Cali Faarax Cunaaye oo ah mid ka mida Odoyaasha ka soo jeeda Gobolka Mudug Wareysi siiyey warbaahinta Galmudug ayaa sheegey in nabada Gaalkacyo...

Daawo Yusra Abraar oo Ka Qeyb Gashey Barnaamijkii Rajo ee Lagu Qabtey Magalada Toronto

Kulan aad u xiiso badan ayaa habeenkii sabtida ee lasoo dhaafey lagu qabtey magalada toronto ee dalka canada kulankaas ay ka dhex muuqdeen masuuliyiin...

Masiibo Hor Leh Kooxda Xag Jirka ee Daacish oo La Sheegey Iney la Wareegtey Degmada Qandala

Gudoomiyaha degmada Qandala ayaa sheegay in Daacish ay qabsaday degmada Qandala ,islamarkaana ay iskaga baxeen ciidamadii maamulka Puntland ee halkaasi ku sugnaa. Gudoomiyaha ayaa sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img