WARARKA

Ciidamada Alshabab oo Xaley Weerarey Degmada Mahadaay Mudo Koobana Ku Sugnaa

Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in xalay weerar culus ku qaadeen degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe, iyagoo saacado kooban la...

Dhegeyso:Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Ka Hadlayey Musuqmaasuqa lagu Sameeyey

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir kana mid ah Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa sheegay isaga iyo siyaasiyiin kale...

Wakiilka QM U Qaabilsan Arimaha Somaliya Oo Kula La Yeeshey Gudiga Xalinta KHilaafaadka

Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Michael keating ayaa habeenkii xaley kulan kula yeeshey magalada muqdisho Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka. Kulanka oo ay Albaabadu...

Dhegeyso:Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo Ka Hadley Qaabka Ay Ku Socoto Diiwaan Gelinta Xildhibanada Cusub

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka Dalka ka socda iyo halka ay marayaan. Gudoomiye Jawaari...

Dhegeyso: Ceydiid Ilka Xanaf oo Sheegey In 11 Xubnood Aqalka Sare u mateli Lahaa G/Waqooyi Dood Ka Taagan Tahay

Abuukaate Ceydiid Ilka-xanaf ayaa waxa uu sheegay khilaaf in uu ka taagan 11-ka xubnood ee Aqalka Sare u meteli lahaa Gobolada Waqooyi. Ceydiid Ilka-xanaf ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img