Dhegeyso: Ceydiid Ilka Xanaf oo Sheegey In 11 Xubnood Aqalka Sare u mateli Lahaa G/Waqooyi Dood Ka Taagan Tahay

0
88

Abuukaate Ceydiid Ilka-xanaf ayaa waxa uu sheegay khilaaf in uu ka taagan 11-ka xubnood ee Aqalka Sare u meteli lahaa Gobolada Waqooyi.

Ceydiid Ilka-xanaf ayaa waxa uu sheegay khilaafka in uu ka dhashay xubnaha qaar Aqalka Sare in lagu soo xulay si musuq maasuq ah, oo dano gaar ah laga leeyahay.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Ceydiid Ilkaxanaf

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ceydiid Ilkaxanaf MObil