Dhegeyso:Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo Ka Hadley Qaabka Ay Ku Socoto Diiwaan Gelinta Xildhibanada Cusub

0
59

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka Dalka ka socda iyo halka ay marayaan.

Gudoomiye Jawaari oo si gaar ah uga hadlay Doorashada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in weli ay Magaalada Muqddisho ka socoto isdiiwaan gelinta xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 10-aad.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Prof jawaaari

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Prof jawaaari Mobil