Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in marnaba ciidammada AMISOM looga hari doonin tacadiyada ay kula kacaan dadka rayidka...
Hogaamiyayaasha madasha-wadda-tashiga Qaran ayaa maanta la filayaa inay warbixin dhameystiran ka dhageystaan guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka, kaddib markii ay maalmo ka hor laaleen natiijada...