WARARKA

Dulaalnimadii Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Fashil ku Dhamaatey

Warar aynu ka kala heleyno magaalooyink amuqdisho baydhabo iyo neyroobi ayaa ku waranaya in madaxweyneha maamulka koonfur galbed 3 gabol Shariif Xasan ay ganacsato...

Dhegeyso:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Maamulka Shariif Xasan oo Shariif Xasan Ku Eedeeyey Inuu Lunsadey 3 Milyan oo Dollar

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee maamulka Shariif Xasan Axmed Maxamed Bare Macalin Barre oo la hadalay Warbaahinta ayaa ka hor yimid Musharaxnimada Shariif Xasan...

Dhegeyso: Prof Maxamed Cusmaan jawaari oo 10 Kun oo Dollar Ugu Deeqay Gudiga Abaaraha

Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Gudiga abaaraha qaranka maalintii shaley ugu deeqey lacag cadadeedu gaareysa 10,000 oo dollar. Xildhibaan...

Doorashooyinka Xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Mar Kale Dib u Dhac Ku YImid

Guddoomiyaha guddigaasi Gen Jaamac Maxamed Qaalib ayaa ku eedeeyay dib u dhaca ku yimid doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W/qooyi ee Soomaaliland guddiga...

Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Magalada Portland oo Shacabka KG Ugu Baaqdey Iney Ka Foojignaadaan Dhagar Qabayaasha

Kulan aad u balaaran oo ay soo agaasimeen jaaliyada koonfur galbeed ee Portland Oregon ayaa maalintii shaley lagu qabtey magalada portland, kulankaas oo looga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img