WARARKA

Dhegayso…Suldaanka Beesha Wacdaan oo ka Calaacalaya dhulboobka beesha Abgaal.

Ugaaska guud ee beesha Wacdaan Cismaan Ugaas Warsame Cali Suuleey ayaa waxaa markii ugu horeysay dhaleecayn dusha uga tuurey beesha Abgaal oo dhulboob aad...

Dhegeyso: Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo Baaq U Diraaya Xildhibaanada Cusub ee Dowlada Federaalka

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay Soomaaliya hada in ay mareyso marxalad adag, taas...

Dhegeyso:Shacabka Gobolka Banaadir oo Ka Cabanaaya Xernaanshaha Wadooyinka

Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in dhibaato weyn ay ku qabaan xirnaanshaha wadooyinka xilliga Doorashada. Waxa ay...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Mootooyinka Bajaajka Mamnuucey Habeenkii Iney Shaqeeyaan

Amar ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in xiliyada habeenkii lagu arko gadiidka yar yar ee Mooto Bajaajka waddada Maka Al-Mukarama...

Akhriso Liiska Musharixiita Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ku Xigeenadiisa

Waxaa maanta magalada muqdisho lagu soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya Guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen guddiga Qaban qaabada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img