Dhegeyso: Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo Baaq U Diraaya Xildhibaanada Cusub ee Dowlada Federaalka

0
30

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay Soomaaliya hada in ay mareyso marxalad adag, taas oo loo baahan yahay in wax laga qabto.

Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa waxa uu Baarlamaanka Golaha shacabka iyo Aqalka Sare ugu baaqay in ay u istaagaan sidii dalka looga bixin lahaa marxalada hada uu ku jiro ah.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cabdi Qeybdiid

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Cabdi Qeybdiid Mobil