WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Camir Kuwa Diidan Qaranimada Umada Somaliyeed

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumaayo kooxaha u adeega danaha dalka itoobiya ay ka leedahay dalka somaliya...

Dhegeyso: Maamulka Jubaland iyo Odayaashooda oo Soo Dhaweeyay Musharxnimada Prof Maxamed Cusmaan Jawaari

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Goboleedka Jubbaland, Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Odayaal ayaa waxa ay si buuxdo u taageerey Musharaxnimada Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Waxa ay sheegeen...

Dhegeyso: Khudbadii uu Maanta Musharax Prof Maxamed Cusmaan Jawaari Ka Jeediyey Baarlamaanka

Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka horjeediyay Khudbadiisa Musharaxnimo eek u aadan waxyaabaha uu qaban...

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug oo Maanta Loo Soo Gudbiyey Mooshin Ka Dhan Ah abdikariin Xuseen Guuleed.

Mudanayaasha baarlamaanka dowlad gobolleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa soo gudbiyay mooshin kalsoonida lagala noqonayo Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed. Xildhibaanada ayaa...

Khudbadihii Musharixiinta Gudoonka baarlamaanka oo Lasoo gabagabeeyey

Waxaa inta badan la soo gabagabeeyay khubadiihii ay jeedinayeen musharixinta u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo maanta hor tagay xildhibaannada baarlamaanka cusub. Xildhibaannada maanta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img