WARARKA

Dagaalo u Dhexeeya Xarakada Alshabab iyo Ciidanka Deegaanka oo Ka Dhacay Deegaanka Nr50

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Nr50 ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal saacado badan qaatay uu ku dhaxmaray deegaanno hoostaga gobolka ciidamada...

Dhegayso..Dowlada Soomaaliya oo ku fashilantay heshiis ay dhexdhigto Maamulka GALMUDUG iyo kan BARTAMAHA Soomaaliya ee AHLUSUNA

Dowlada Soomaaliya ayaa ugu danbayn qiratay in ay ku fashilantay heshiis ay dhexdhigto  Maamulka GALMUDUG iyo kan BARTAMAHA Soomaaliya ee AHLUSUNA  iyadoo sidoo kalena...

Dhegayso…CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN HESHIISKA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Dhegayso…CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN HESHIISKA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid...

Aqriso Alaha U Naxariistee Sheekh Cabdi Bariire Taariikh Nololedkiisa oo Kooban

Alla ha'u naxariisto, Waxaa  ku geeryooday Magalada Virginia, dalka Mareykanka, Al Marxuum Sheekh Abdi Barire.  Taariikhda markey ahayd 27-Abriil, 2017. Taariikh nololeedkiisa Waxa UU ahaa halgamaa...

Xarakada Alshabab oo Xaley Weerar Ku Qaadey Fariisamo Ay Ciidamada Itoobiyaanka iyo Kuwa Dowlada Ku Lahaayeen Degmada Waajid

Wararka inaga soo gaaraya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan xarakada Al-shabaab xalay weerar ku culus ku qaadeen fariisimo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img