WARARKA

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland oo Sheegey In Sanadka Aan Loo Dabaal Degi Doonin Xaflada 18 May

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland,Cismaan C/llaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay in munaasinadihii loogu dabaaldegi jiray maalinta madax banaanidda Somaliland ee 18 May la joojiyey...

Wareegii Koowaad ee Doorashada Maddaxweynaha Maamulka Galmudug oo Lasoo Gabagabeeyey

Waxaa goor dhaw la soo gabagabeeyay wareegii koowaad ee doorashada xilka madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug oo ay ku tartamayeen saddex musharax oo kala ah...

Reysulwasaare Kheyre o Maanta Golaha Wasiirada u Furey Kulan Wadatashi

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi oo labo cisho ah oo ay xubnaha golaha wasiirada ku dar-dargelinayaan...

Dhegeyso Cabdullahi Waafoow oo Ka Warbixiyey Dagaalka Ka Dhacay Deegaanka Nr50

Warar dheeraad ah ayaa soo baxaya Dagaal Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Al-shabaab ku dhexmaray xalay Degaano ka tirsan Shabeelaha Hoose. Gudoomiyaha degaanka lamabar 50 Cabdulaahi...

Kooxaha La Dagaalanka Burcad Badeeda oo Sheegey Iney Wadaan Howlgalo Looga Hor Tagaayo Burcad Badeeda

Ciidamada la dagaalanka Burcadbadeeda ee ku sugan biyaha Soomaaliya ayaa la sheegay in ay ku jiraan feejignaan dheeri ah oo ku aadan sidii looga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img