Dhegayso..Dowlada Soomaaliya oo ku fashilantay heshiis ay dhexdhigto Maamulka GALMUDUG iyo kan BARTAMAHA Soomaaliya ee AHLUSUNA

0
36

Dowlada Soomaaliya ayaa ugu danbayn qiratay in ay ku fashilantay heshiis ay dhexdhigto  Maamulka GALMUDUG iyo kan BARTAMAHA Soomaaliya ee AHLUSUNA  iyadoo sidoo kalena  fasaxday inuu galo doorashada Madaxweynaha maamulka DHICISKA ah ee GALMUDUG iyadoon AHLUSUNA qayb ka ahayn.

Halkan riix si aad u dhegaysato