WARARKA

Dhegeyso:Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Baaq u Direy Hey’ada Amniga Dalka

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq u diray Hay’adaha Ammaanka dowladda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in ay muhiim...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Xeer Madaxweyne Kusoo Saarey Aqbalida Xil Ka Qaadista Hantidhowrka Guud

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xeer Madaxweyne ku soo saaray aqbalida xil ka qaadista Golaha Wasiirada ku sameeyeen Hanti-dhowrkii Guud...

Dhegeyso:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele oo Sheegey Ineysan Ka Qeyb Galeyn Kulanka London

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in ay aysan ka qeyb galeyn Barnaamijka Qorshaha Hormarinta Qaranka, kaasi oo dhowaan ka dhacaya...

Dhegeyso:Hanti-Dhowrka Guud ee Qaranka Oo Ka Hor Yimid Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyey

Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti-dhowrkii Guud ee Qaranka oo ilaaladiisa ku eedeysnaa in ay ka dambeeyeen dilka Wasiirki Howlaha Guud iyo dib u dhiska...

Dhegeyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Diginiin u Dirtey Masuuliyiinta Dowlada iyo Ilaaladooda

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa uga digtay mas’uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya iyo ilaaladooda intaba in ay handadaan dadka shacab ah. Guddoomiyaha maxkamada darjada koowaad ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img