Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in ay aysan ka qeyb galeyn Barnaamijka Qorshaha Hormarinta Qaranka, kaasi oo dhowaan ka dhacaya Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Waxa uu ku sheegay sababta ay u diideen in ay tahay Hirshabeelle in aysan jirin Qorshahan markii la sameynayay, taasina ay ku diideen.
Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
