Dhegeyso:Hanti-Dhowrka Guud ee Qaranka Oo Ka Hor Yimid Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyey

0
127

Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti-dhowrkii Guud ee Qaranka oo ilaaladiisa ku eedeysnaa in ay ka dambeeyeen dilka Wasiirki Howlaha Guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Cabaas Siraaji ayaa xalay Golaha Wasiirada waxa ay ku sameeyeen xil ka qaadis.

Hanti dhowrka guud ee qaran oo ka horyimid xil ka qaadistaas ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Hanti-dhowraha-Qaranka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Hanti-dhowraha-Qaranka Mobil