WARARKA

Dilkii Cabaas Siraaji oo La Go,aansadey In Maxkamada Horteeda Lagu Dhameeyo

Kulan lagu sheegay inuu yahay Baroodiiq(Tacsi) loo sameynayo Alaha u naxariistee Wasiirkii hore ee wasaarada Howlaha guud iyo Guriyaynta Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji ayaa...

Alshabab oo Weerar Ku Qaadey Xero Ay Ciidanka Kenya Ku Leeyihiin Gobolka Gedo

Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhiga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin duleedka degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo. Weerarka ayaa waxaa uu...

Dilkii Marxuun Cabaas Siraaji oo La Rabo In Loo Xaliyo Qaab Qabiileed Iyo Xildhibaano Calooshood u Shaqeystayaal ah oo Hor Boodaya

Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Xildhibaanada beelaha ay kasoo kala jeedaan Allah ha unaxariistii Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas Siraaji...

Booko Haraam oo Sii Deysey 82 Gabdhood

Ugu yaraan 82 gabdhood oo iskuuleey ahaa oo Boko Haram ay afduubatay sanadkii 2014 ayaa la sii daayay, sida dowladda Nigeria ay sheegtay. Gabdhaha hadda...

Dhegeyso:Malaaqa Beesha Hubeyr Malaakh Xasan Shuurow oo Dowlada ka Dalbay In Sharciga Lasoo Taago Cidii Ka Dambeysey Dilkii Cabaas Siraaji

Malaaqa Beesha Hubeyr Malaaq Xasan Shurow oo maanta warbaahinta kula hadley magalada beydhabo ayaa dowlada federaalka iyo xukuumadeeda ka codsadey in sharciga lasoo taago...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img